Cunto waan cuni waayey, cawadii hurdi waayey, ceel aan ku dhacee ku cariirsamayee, see ku ceyman karaayee, caziiz weynoo iga caawi cimrigeyka aan helee calafkeyga ka yeelee..
Ayaa ka mid ah heesta Calafkeyga ka yeelee oo ah hees banaadiri ah oo aad u degan ayna ku luuqeynayso fanaanada Luul Jeylaani ..ila wadaag, daawasho wacan oo wanaagsan.
Tags: Luul Jeylaani Calafkeyga ka yeelee somali music somalia.